Dowlada oo Faah faahin ka bixisay Diyaaradii saakay kusoo dhacday Garoonka Aadan Cadde

Diyaarad nuuca Xamuulka qaada ah oo leedahay shirkada SKY Ward ee dalka Kenya ayaa saakay kusoo dhacday garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kadib markii cilad lasoo daristay. Sida aan wararka ku helnay Diyaaradan oo xamuul u qaaday magaalada Baladweyne ayaa dib ugu soo laabatay garoonka Aadan Cadde kadib markii cilad lasoo daristay, waxaana … Continue reading Dowlada oo Faah faahin ka bixisay Diyaaradii saakay kusoo dhacday Garoonka Aadan Cadde